Xisbiga Wadajir oo War ka soo saaray xil ka qaadista Ra’isul Wasaare Khayre (Akhriso)

Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa ka hor yimid Xil ka qaadistii lagu sameeyay Raiisul Wasaare Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre. War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga ayaa lagu sheegay in talaabadan ay tahay mid lagu carqaladeynayo qodobadii ka soo baxay shirkii Dhuusamareeb. HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN:- Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho … Continue reading Xisbiga Wadajir oo War ka soo saaray xil ka qaadista Ra’isul Wasaare Khayre (Akhriso)